Barnaamijka Martida Makaroofanka waxaa todobaadkan marti ku ah afhayeenka wasaaradda Amniga ee dowladda Somalia Maxaxmed Yuusuf. oo ka hadlaya guulaha dhinaca amaanka ee ay dowladda Somalia gaartay sanadkan, gaar ahaan la dagaalanka al-Shabab iyo caqabadaha weli horyaala.
Barnaamijka oo dhageystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.