Isku xirrada

Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Dhaqan-celinta


Waa Go'aankaaga

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxaa toddobaadkan marti inoogu ah Cabdiraxmaan Cusmaan Maxamuud, oo ka mid ah maamulka sare ee dugsiyada Al-Irshaad ee magaalada Hargeysa, isaga oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaarisay halkana inagala socodsiinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

XS
SM
MD
LG