Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wacyigelinta Dabeysha (December, 22 2014)


Idacadda VOAda laanta Afka Somaliga oo kaashaneysa Hay’adda Kontoroolka Cudurada ee Mareykanka ee CDC ayaa qeyb ka ah dadaal caalami ah oo loogu jiro la dagaalanka iyo ciribtirka cudurka Dabeysha, gaar ahaan dhulka ay Somalidu degto.

Hadaba falaqeyn qeyb ka ah dadaalkaas oo ay ka qeyb qaadanayeen xubno ka mid ah bulshada rayidka dhaqaatiir iyo culumo udiin ayaa VOAdu ay todobaadkii ina dhaafay ku qabatay Magaalada Muqdisho.

Qaybte hoose ka dhegayso falanqaynta oo dhamaystiran iyo sheekadii Lama Huraan:

Dhegayso: Barnaamijka wacyigalinta Dabeysha
please wait

No media source currently available

0:00 0:59:31 0:00

XS
SM
MD
LG