Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Heerka Xuquuqda Aadanaha Puntland


Wicitaanka
Wicitaanka

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Yusuf Cali Madaxa Xafiiska Difaaca Xuquuqda Aadanaha ee Puntland kaas oo dhawaan uu ansixiyey golaha wakiillada ee Puntland, Xafiiskan ayaa ka hawl-geli doona arrimo kala duwan oo la xidhiidha xuquuqda aadanaha iyo wax ka qabashada tacadiyada loo geysto dadka la hayb-sooco, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha Idaacadda VOA

Barnaamijka oo uu soo diyaariyey Ismaaciil Xuseen Farjar, xagga hoose ka dhageyso.

Barnaamijka Wiucitaanka Dhegaystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:22:31 0:00

XS
SM
MD
LG