Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Magacaabista RW Sharmarke


Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay waxa Ra'iisal Wasaaraha cusub, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke u sahli kara inuu hawshiisa qabsado, iyada oo aan khilaaf ka dhex dhalan isaga iyo Madaxweynaha.

Barnaamijka waxa ka qeyb galaya Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo ka faalooda arimaha siyaasada, Prof. Jabriil Maxamed oo Macalin ka ah jaamacada Ohio State University ee magaalada Columbus, iyo madaxa hayada Cilmi Baarista Heritage ee fadhigeedu yahay Muqdisho Cabdiraxmaan Caynte oo jooga Muqdisho.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Dhageyso Barn. Faaqidaadda Toddobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:40:43 0:00

XS
SM
MD
LG