Isku xirrada

Sharmaarke oo loo Magacaabay Ra'iisul-wasaare

  • Mohamed Olad

Ra'iisul wasaare Sharmaarke

Ra'iisul wasaare Sharmaarke

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Somalia u mgacaabay Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, oo soo noqday Ra'iisul-wasaare haatanna ahaa safiirka Soomaaliya ee Maraykanka.

Magacaabista Ra’isul wasaaraha ayaa timid markii Baarlamanka Somalia uu dhawaan kalsoonida kala noqday Ra’isul wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed iyo dowladdiisa, ka dib markii uu muddo muran kala dhaxeeyay Madaweyne Xasssan Sheekh Maxamud.

XS
SM
MD
LG