Isku xirrada

Wicitaanka: Hanti-Dhawraha Somalia Nuur Jimcaale


Wicitaanka

Wicitaanka

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Nuur Jimcaale Faarax oo ah Hanti-dhawaraha Guud ee Somalia oo ka hadlaya Xaaladaha Musuq-maasuqa iyo Wax isdaba marinta xilliyada kala guurka; waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha Idaacadda VOA

Barnaamijka oo ay soo diyaarisay Falastiin Axmed Iman, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG