Isku xirrada

Falanqeyn: Kalsooni kala Noqoshada RW


Madaxweynihii hore Cabdiqaasim Salaad Xasan iyo Madaxa machadka Heritage ee Muqdisho ayaa falanqeynaya go'aanka baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonidii kala noqday Ra'iisul-wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed.

Cabdiqaasim ayaa ku taliyay in wax laga baddalo dastuurka si looga baaqsado khilaafka mar kasta soo kala dhexgala madaxa dowladda.

XS
SM
MD
LG