Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Shariif Xasan Sh. Aadan


Shariif Xasan Sheikh Adan oo shalay loo caleemasaaray madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed Somalia ayaa rajo ka muujiyay in Somalia ay doorasho ka dhaci doonto sanadka 2016, isagoo xusay inuu danaynayo in uu ka qeybgalo tartanka xilka madaxtinimada Soomaaliya. Shariif Xasan oo magaalada Muqdisho wareysi ku siiyay weriye Liban Abdi Cali o ka tirsan TV-ga al-Hurra oo ay VOA ay bahwadaag yihiin, ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha iyo RW iyo sida lagu xallin karo. Haddaba ugu horreyn waxaa la weydiiyay in xal laga gaaray iyo kale arrinta dadkii ka soo horjeeday ee diidanaa maamulka saddexda gobol ee isaga hogaamintiisa loo doortay.

Dhageyso Wareysiga Shariif Xasan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

XS
SM
MD
LG