Isku xirrada

Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Shaqaaleynta Da'yarta


Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Dhallinyarada iyo Shaqaaleynta Da'yarta, waxaana marti ku ah Luul Xasan Mataan oo xaquuqda caruurta u doodda.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaarisay, inalana socodsiinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

XS
SM
MD
LG