Isku xirrada

Maalinta Black Friday iyo Taariikhdeeda


Maraykanka iyo Wadamada reer Galbeedka waxaa looga dabbaal-degaa maalin lagu magcaabo Black Friday "Jimcaha Madow", maalintani waxay dadka wadamadaas ku nool gaar ahaan dalkan Maraykanka u leedahay Micne iyo muhiimad aad u weyn.

Waa maalinta ay ugu jaban yihiin alaabooyinka suuqyada yaallaa, waana maalinta suuqyada ganacsigu ugu dhaqdhaqaaqa badan yihiin, haddii aad suuqyada magaalooyinka waaweyn marto waxaad la kulmay dad safaf dhaadheer ku jira oo adeeganaya, haddaba maalintani taariikh ahaan xaggee ka soo jeedaa? Maxaa keenay in alaabtu sidan u jabto?

Su'aalahaas iyo qaar kale waxaa faahfaahin ka bixinaya C.salaan Siciid Faarax oo ku nool gobolka California oo wakhti dheer dalkan Maraykanka degganaa, wuxuu khadka telefoonka ugu waramay Ismaaciil Xuseen Farjar

XS
SM
MD
LG