Isku xirrada

Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Is-caddeynta


Waa Go'aankaaga

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa uu ka hadlayaa kiimikada la isku caddeeyo, waxana marti ku ah Amira Khallif Caddaawe oo qeyb ka ahayd cimi-baaris ay sasmeysan Jaamacadda Minnesota ee dalka Maraykanka.

Barnaamijka oo soo diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG