Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Goodax: RW Cabdiweli Iscasil ayaan ku Niri


Wasiirka arimaha Gudaha ee Somalia Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegay in 14 wasiir oo uu ka mid ahaa ay u geeyeen warqad iscasilaad ay kaga dalbanayaan Ra'isul wasaaraha.

Sida wasiirku uu sheegay go'aankan ayaey qaateen markii ay arkeen marxaladda siyaasadda dalku ay mareyso, isla markaana Ra'isul wasaaraha uu yahay midka fududeyn kara xal u heliida mushkiladda oogan.

Wareysiga wasiirka halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Dhageyso Wareysiga Goodax
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

XS
SM
MD
LG