Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida iyo Cabdiqaadir Maxamed Mursal


Maalinta Isniinta ah ee bishan November noqoneyso 24ka , Waxa Idaacdda VOA ay bilaabi doontaa baahinta sheeko taxana ah oo iftiimin doonta qeybo ka mid ah waayaha, dhaqanka iyo taariikhda Soomaalida qaar ka mid ah.

Sheekadaas oo la yiraa LAMA HURAAN. Waxa sheekadaas sameeyey Cabdulaqaadir Maxamed Mursal. Oo Barnaamijkayaga Martida Meykrafoonka maanta marti noogu ah.

Maxamuud Mascadde ayaa todobaadkan Mursal kula sheekeystey magaalada Minneapolis kana wareystey sheekada LAMA HURAAN iyo qeybo kale oo ka mid ah waxa soo saarkiisa.

Barnaamijka oo dhan qaybta hoose ee boggan ka dhegayso:

Dhegayso: Barnaamijkii Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:19:07 0:00

XS
SM
MD
LG