Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muran ka Taagan Baarlamanka Somaliland


Fadhi uu lahaa Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta dib loo dhigay kaddib markii xildhibaanada mucaaradku ay iman waayeen.

Fadhiga maanta ayaa la keenayay mooshin xasaanadda looga qaadyo guddoomioyaha gollaha wakiiladda oo isagu aan soo xaadirin fadhiga. Golaha guurtida oo isku dayay inay muranka labada dhinac xaliyaan ayaa fadhigii maanta soo kala dhex-galay kana codsaday in laba cisho dib loo dhigo.

5 xidlhibaannada mucaaradka ka mid ah ayaa xabsiga la dhigay, magaalada Burco-na dibadbax lagu taageeryay guddoomiyaha golaha wakiiladda ayaa waxaa ku dhintay hal qof, laba kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii rasaas ay halkaasi ka dhacday.

Magaalada Burcana , waxaa ka dhacay dibadbax lagu taageerayo guddoomiyaha golaha wakiiladda , waxaana ku dhintay hal qof kaddib markii rasaas ay halkaasi ka dhacday.

Golaha guurtida ayaa wada dadaal ay labada dhinac isugu soo dhaweynayaan. Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray, C/xakiim Maxamuud Shirwac.

Muran ka Taagan Baarlamanka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:38 0:00

XS
SM
MD
LG