Isku xirrada

Madaxweynaha oo Xaaladda Dalka ka hadlay


Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay khudbad u jeediyey dadweynaha isaga oo kaga hadlay xaaladda dalka, arrimaha siyaasadda iyo weliba duruufaha ku xeeran maamulka dalka.

Khudbaddan Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaysa xilli uu jiro ismaandhaaf u dhexeeya isaga iyo ra'iisal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, haddaba Haaruun Macruuf ayaa warbixintan innooga diyaariyey khudbadda madaxweynaha.

Halkan hoose ka dhegeyso Warbixinta oo Dhamaystiran

XS
SM
MD
LG