Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Prof. Cali Khaliif Galaydh


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo istuudiyaha VOA nagu soo booqday, kana jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha Idaacadda.

Barnaamijka oo uu soo diyaariyey Maxamed Colaad Xasan hoosta ka dhageyso.

Wicitaanka: Dr. Cali Khaliif Galaydh
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:20 0:00

XS
SM
MD
LG