Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqayn: Doorashada Xilliga Dhexe ee USA


Dalka Maraykanka waxa maanta ka bilaabanaya doorashadii xiliga dhexe oo kuraas heerar kale lagu tartami doono. Kuraasta guddoomiyeyaasha gobolada, kuwa Aqalka Senateka, kuwa Aqalka Hoose, iyo waliba kuwa maxaliga ah ayaa maanta lagu tartamayaa.

Gobolka Minnesota ee ay Soomaalidu ku badan tahay ayaa iyagana ay tartamo dhowr ahi ka dhacayaan.

Cabdiraxman Yabarow, madaxa laanta Af Soomaaliga ee VOA oo aalaaba nooga faalooda doorashada iyo arimaha ku xiriira siyaasadda Mareykanka ayaa falanqaynaya.

Faaqidaadaasi oo faahfahsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Faaqidaad ku saabsan doorashada Marayakanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Sidoo kale Doorashadan ayaa aad looga war sugayaa Gobolka ay soomaalidu ku badantahay ee Minnesota, wariyaha VOAda ee gobolkaasi Maxamuud Mascadde ayaa faahfaahin ka bixiyay sida ay doorashadu uga dhacday iyo sida soomaalidu ay uga qayb galeen.

Dhegayso waraysi ku saabsan Doorshada iyo Soomaalida Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:07 0:00

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso waraysiga oo dhan

XS
SM
MD
LG