Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Dhul-daaqsimeed Sameynaysa


Somaliland ayaa ku hawlan in ay samyso seerayaal ay ka faa’iidaysanayaan dadka xoolo dhaqatada ah kuwaasi oo xiliga jiilaalka u baahdaan goobo ay daaqaan ama ay calaf ka helaan xooluhoodu, Abdirahman Bidhaan Haaji Daahir waa la taliyaha wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland waxaana uu seerayaashan iyo sida ay shaqaynayaan uga waramay wariyaha VOA ee Hargeisa, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Daaqa Somaliland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00

XS
SM
MD
LG