Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamul-u-Sameynta Koonfur-galbeed oo Socota


Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Mohamed Sheikh Osman Jawaari iyo wafdi la socda ayaa safar ku jooga magaalada Baidhabo ee Gobolka Bay, iyadoo ay socdaan kulamo dib u heshiisiin oo lagu dardargelinayo dhisida maamulka saddexda gobol.

Dhinaca kale, madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maanta gaaro magaalada Baydhabo si uu ugu biiro wafdiga halkaas horay u sii joogay, kaallinna uu ka geysto dardar gelinta maamulka Koonfur-galbeed.

XS
SM
MD
LG