Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: C/qafaar Cabdi Wardheere


Barnaamijka wicitaanka dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saaban yahay faaqidaad ku saabsan waxa soo cel celiyay khilaafka madaxda dowladda waxaana marti ku ah C/qafaar cabdi wardheere oo ku xeel dheer xiriirka caalamiga ah, kana faalooda arrimha siyaasadda maraykanka iyo geeska africa. waxa uu ka jawaabayaa su'aalo ay dhageystayaasha ka weydiinayaan waxa soo cel celiya khilaafka madaxda dowladda.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qoralka hoostiisa.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:24:17 0:00

XS
SM
MD
LG