Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo Meel Marisey Qaraar Somalia ku Saabsan


Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meel mariyey qaraar ku saabsan cunaqabateynta Somalia iyo Eritrea, iyo go’aamo la xiriira hawlgalka Midowga Afrika ee Somalia (AMISOM).

Qodobada ku xusan qaraarka ayaa waxaa ka mid ah muddo kordhinta kooxda la socodka arrimaha Somalia iyo Eritrea, cunaqabateyn lagu soo rogayo qolyaha ku xadgudbaya cunaqabateynta hubka iyo dhoofinta dhuxusha ee Somalia, iyo iyo muddo kordhin loo sameynayo AMISOM.

Daud Aweis ayaa khadka telefonka ee magaalada New York kula xiriirey wakiilka joogtada ee Somalia u fadhiya Qaramada Midoobay Dr Elmi Ahmed Duale.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00

XS
SM
MD
LG