Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan Wacyigelinta Ebola oo Ka Dhacay Muqdisho


Xubno ka tirsan ururada bulshada rayidka ah ee Somaliyeed ayaa shalay kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, kaga hadlay sida dowladda Somalia iyo Howlgalka Midowga Africa looga baahanyahay inay ku baraarugsanaadaan ka hor tagista viruska Ebola ee faraha ba’an ku haya galbeedka Africa, inuu ku soo fido Somalia.

Inkastoo aan weli xanuunku soo gaarin gobolka geeska Africa, ayaa ururada bulshadu waxey sheegeen in somalia ay halis ugu jirto Ebola, maadaama dadlka Seire Leon oo ka mid ah sadexda dal ee galbeedka Africa ee uu Xanuunkan aafeeyay, ay ciidamo ka joogaan Somalia.

warbixin ku saabsan halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

Dhageyso warbixinta shirka wacyigelinta Ebola
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00

XS
SM
MD
LG