Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Sidee Xiriirka Ciraaq iyo J. Carabtu?


Wafdi uu heerkiisu sareeyo oo ka socda Jaamacadda Carabta ayaa Axaddi shalay la kulmay hogaamiyeyaasha dalka Ciraaq. Wafdigan ayaa muujiyey taageerada loo hayo dagaalka ay Ciraaq kula jirto ururka xagjirka ah ee ISIS.

Haddaba sidee ayuu ahaa xiriirka dalka Ciraaq iyo ururka Jaamacadda Carabtu, gaar ahaan wixii ka dambeeyey markii la xukunka laga tuuray madaxweyne Saddam Xuseen ee ay talada dalka la wareegeen Shiicada dalkaasi?

Su’aashaasi iyo kuwo kale ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu weydiiyey Yuusuf Abiikar Maxamed oo arrimaha Carabta iyo Islaamka aqoon u leh.

Ciraaq iyo J. Carabta
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:26 0:00

XS
SM
MD
LG