Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal ka Tirsan Booliska Kenya oo la Diley


Kenya :
Kenya :

Sarkaal ka tirsanaa Laanta Dembi Baarista ee Booliska Kenya ayaa xalay lagu diley Liboi oo ka tirsan degaanka Gaarisa.

Taliyaha Dembi Baarista ee gobolka Waqooyi Bari Kenya Musa Yego ayaa sheegey in dabley aan haybtooda la garaneyn ay Mohamed Siraj Adan Yarow toogteen xilli uu ka soo baxayey masjid ku yaalla Liboi oo ku taalla xadka Kenya iyo Somalia.

Daud Aweis ayaa khadka telefonka kula xiriirey Xildhibaan Mohamed Daahiye Ducaale oo laga soo doorto Dhadhaab.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00

XS
SM
MD
LG