Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo Cambaaraysay Heshiiskii Garoowe


Cabdi Qaybdiid
Cabdi Qaybdiid

Maamul gobleedka Galmudug ee Somalia ayaa cambaareeyay heshiis ay maalintii shalay magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ku wada saxiixdeen Dowladda Federalka Somalia iyo maamulka Puntland.

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale “Qaybdiid” oo VOA-da la hadlay ayaa sheegay in maaulkiisu uu cambaareynayo heshiiskaasi, isagoo ku tilmaamay inuu yahay mid aan darstuurka waafaqsanayn, isla markaana uu yahay mid la doonayo in la isaga horkeeno bulshada ku dhaqan degaanadaasi.

Cabdi Qaybdiid waxa kale oo uu VOA u sheegay inay xiriirkii u jareen xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed.

Waraysiga Cabdi Qaybdiid ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Waraysiga Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:50 0:00

XS
SM
MD
LG