Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal ka Dhacay Deefow


Dagaal ayaa markale dib uga qarxay degaanka Deefow oo ilaa 35 KM Waqooyi uga beegan Magaalada Baladweyne.

Dagaalka oo u dhaxeya laba maleeyshiyo beeled ayaa inta la xaqiijiyay geerida labada dhinac waa in ka badan 4 qof iyo dhaawacyo tiradoodu ay 10 gaareyso.

Dagaalka oo bilowday barqonimadii maanta ayaa xogta laga heli karaa ay aad u yartahay maadaama oo ay isgaarsiintu deegaanka ka go,antahay.

Wax-garadka degaanka ayaa ku baaqay in colaada la joojiyo wadahadalna laga galo waxyaabha qilaafka soo celcelinayo

XS
SM
MD
LG