Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Malaayiin Xujaaj ah oo ku Sugan Buurta Carafaat


Malaayiin xujey ah ayaa maanta isugu imanaysa buurta Carafaat halkaasi oo ay ku gudanayaan rukni ka mid ah arkaanta Xajka.

Waxaana sannadkan xajka ka qayb galay kumanaan soomaali ah oo uu ka mid yahiin madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo,

Sii hayaha qunsliyadda guud ee Somalia ee dalka Sucuudiga Daahir Axmed Weheliye ayaa VOA uga warramay arrimaha la xidhiidha xajka sanadkan iyo maalinta Carafo.

Waraysiga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Waraysi ku saabsan Xajka iyo Carafo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

XS
SM
MD
LG