Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daraasad: Dadka Muqdisho oo Amni Dareemaya


Abdi Aynte
Abdi Aynte
Daraasad si wadajir ah uga soo baxday machadka siaasadda falanqeeya Heritage ee magaalada Muqdisho iyo OCVP ayaa muujinaysa in dadka degan Muqdisho uu amnigooda ka soo raynayo marka loo barbar dhigo sananadkii hore.
Daraasaddan ayaa sidoo kale muujinaysa in dadka Muqdisho degan ay rajo fiican ka muujinayaan xaaladda Somalia.
Daraasadda waxaa laga soo uruuriyay dad kabadan 1600 qof, waxay dhinaca kale dadkan ay walaac ka muujiyeen weeerarada ismiidaaminta, dilalka iyo dhaca ay geystaan kooxaha hubeysan.
Daraasadda waxaa kaloo lagu oggaaaday in dadka Muqdisho degan aysan kalsooni fiican ku qabin hay’addaha amniga iyo garsoorka.
Cabdiraxmaan Cayte, madaxa machadka Heritage ayaa VOA uga warramay daraasadan.
Dhageyso Wareysiga C/raxmaan Caynte.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00

XS
SM
MD
LG