Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Duqeynta ka dhanka ah Daacish


Barnaamijka Faaqidaada toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay isbahaysiga uu Maraykanku hoggaaminayo ee duqeynta cirka ah ku bartlmaameedsanaya kooxda Daacish ee Syria iyo Ciraaq. Isbahaysiga waxaa ku jira waddamo Carab ah.

Haddaba, duqeyntan ma soo afjari kartaa halista Daacish, sidoo kale ka qeybqaadashada waddamada Carabtu maxay ku soo kordhin kartaa.

Arrimahaasi waxaa Falanqeynaya aqoonyahanno ku sugan Qaahira.

Weriyaha VOA Qaahira, Xuseen Sahnuuni ayaa barnaamijka daadihinaya.

Dhageyso barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:34:04 0:00

XS
SM
MD
LG