Isku xirrada

Wararkii Ugu Danbeeyay ee Howlgalkii Australia


Dalka Australia ayaa shalay fuliyay howlgalkii ugu balaarnaa taariikhda dalkaasi oo ay kula dagaalamayaan argagixisda.

Sida ay sheegeen sarakiisha amaanka ee dalkaasi ilaa iyo 800 oo ka tirsan booliska dalkaasi oo aad u hubeysnaa ayaa howlgalada ka furliyay guryo iyo goobo ganacsi oo ku yaala magaalooyinka Syney iyo Brisbane, waxaana boolisku ay ku soo qabteen 15 qof oo looga shakisanyahay inay falal argagixiso oo Australia ka dhan maleegayeen.

Xassan Jama, oo ka tirsan wariyeyaasha radiyaha , SBS, laantiisa afka Somaliga ee magaalada Sydney dalka Australia, ayaa VOAda uga waramay, wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira howlgalkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso:

XS
SM
MD
LG