Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia


please wait

No media source currently available

0:00 0:06:13 0:00

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia Dr Abdirahman Beyle ayaa difaacey tallaabada ay maxkamad ugu gudbiyeen muran dhinaca xadka badda oo kala dhexeeya Kenya. Waxaa uu ka jawaabey eedeyn ka timid Kenya oo aan ku qanacsaneyn in muranka maxkamad lagu xaliyo.

XS
SM
MD
LG