Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama iyo Dagaalka ISIS


please wait

No media source currently available

0:00 0:32:59 0:00

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa Madaxweyne Barack Obama oo jeediyey khudbad uu ku shaaciyey istaraatijiyad dagaal oo ka dhan ah ururka ISIS ee ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Suuriya. Khudbadan ayaa ku soo beegantey sannadguuradii 13aad ee ka soo wareegtey weerardii lagu qaadey Mareykanka 11kii bishii September sannadkii 2001. Waxaa kale oo hadalka Obama uu imanaya iyadoo xaaladda nabadgelyo ee Bariga Dhexe ay cakiran tahay, dhanka kalena uu meel xun marayo xiriirka u dhexeeya Russia iyo xukuumadda Washington. Waxaa barnaamijka igala qeybgalaya Abdulkadir Mohamed Ahmed, Ibrahim Mohamed Mohamud Bakhbakhani, Xaashi Shaafi iyo Abdihakim Jama Yusuf.

XS
SM
MD
LG