Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama: Waan Burburineynaa Ururka ISIS


Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo khudbad u jeediyay shacabka Maraykanka ayaa sheegay in dowladdiisu ay burburin doonto ururka ISIS oo uu sheegay in uu khatar ku yahay dalka Maraykanka iyo xulufadiisa caalamka intaba.

Mr. Obama ayaa khudbadiisa sheegay qodobo dhowr ah oo ururka ISIS lagu naafeynayo, marka u dambeysana lagu burburinayo.

Khudbaddan ayaa ku soo beegantay sanadguuradii 13aad ee weeraradii Maraykanka lagu qaaday 11kii bishii september ee sanadkii 2001dii.

Hoosta ka dhageyso warbixin kooban oo khudbadda ku saabsan iyo falanqeyn la xiriirta hadalka Obama.

Khudbadda Obama
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:18:26 0:00

XS
SM
MD
LG