Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Shaqada


Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti ku ah Faaduma Cabdi Warsame (Faadumo Qaran) oo ah madaxa Ururka Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed ee xaruntiisu ay tahay magaalada Muqdisho.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Waa Go'aankaaga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:55:40 0:00

XS
SM
MD
LG