Isku xirrada

Martida iyo Prof. Afyare Cabdi Cilmi


Afyare Cabdi Cilmi

Afyare Cabdi Cilmi

Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadka waxaa marti ku ah Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo ah barre culuunta siyaasadda ka dhiga jaamacadda Qatar.

Prof. Afyare wuxuu barnaamijka uga hadlaya dilkii Godane iyo waxay soo kordhin karto iyo waliba saameynta ay ku yeelan karto ururka.

XS
SM
MD
LG