Isku xirrada

RW Cabdiweli: Dhimashada Godane waa Guul


Ra'iisul-wasaare Cabdiweli

Ra'iisul-wasaare Cabdiweli

Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa sheegay in dhimashada hoggaamiyaha al-Shabaab ay guul u tahay Somalia.

Cabdiqweli wuxuu sheegay in dowladdiisu ay door ku lahayd qorshaha lagu dilay Godane, isagoo sheegay inay Maraykanka ka caawiyeen shaacinta halka uu ku sugnaa Godane.

XS
SM
MD
LG