Isku xirrada

Barnaamijka Cawayska Washington


Barnaamijka Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaan idiin ku haynaa qodobo xiiso badan, oo isugu jira maaweelo, fan iyo qeyb ka mid ah sheekadii adeegto. Fanaanka Cabdinuur Allaale ayaa sidoo kale aad ku maqli doontaan.

Dhageyso Barnaamijka Caweyska oo dhameys tiran:

XS
SM
MD
LG