Isku xirrada

Faahfaahin ku Saabsan Weerarkii SH. Hoose


Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in hawlgal ay ka fulisay Gobolka Shabeellada Hoose lagu beegsaday ururka al-Shabab. Dawladda Maraykanku faahfaahin kama bixin cidda la bartilmaameedsaday iyo khasaaraha weerarkan.

Haddaba warbixin, wareysi iyo faallo ku saabsan weerarka, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG