Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan oo ay ku jiraan waraaqaha aad noo soo dirsateen iyo suugaan maaweelo ah oo aad ka maqsuudi doontaan waxaama barnaamijka nala socodsiinaya Ibrahim Xassan Dandurey iyo Caasho Ibrahim Aden (Caasha Cuud)