Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Culimo Xabsiga laga sii Daayay


Culimada reer Djibouti ee xabsiga laga siidaayay
Culimada reer Djibouti ee xabsiga laga siidaayay

Xabsiga dhexe ee Djibouti ayaa maanta laga sii daayay saddex ka mid ah culimada reer Djibouti oo hore u taageeray mucaaradka.

Saddexdan Sheekh ayaa soo dhamaystay mudadii xabsigooda oo ahayd 18 bilood.

Culimadan saddexda ah ayaa lagu kala magacaaba Sh.C/Raxmaan Bashiir, Sh. Giirre Maydal iyo Sh. C/Raxmaan Barkhad Good

Sheekh Giire Maydal Geelle oo u waramay VOA ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo sii dayntooda isaga oo xusay in aanu jirin dambi ay galeen balse uu arko in xadhigoodu ahaa mid siyaasadda la xidhiidha maadaama oo ay taageereen dalladda mucaaradka ee USN.

Culumada la soo Daayey
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

XS
SM
MD
LG