Haatanna waxan soo gaarney xubintii wicitaanka dhageystaha ee barnaamijka "Waa Go'aankaaga" oo uu maanta marti noogu yahay Sheek Muuse Macallin Cumar, Imaamka Masjidka Al-Hudda ee magaalada Columbus ee gobolka Ohio.
Waxana barnaamijka inoo daadihinaya Sahra Cabdi Axmed.