Isku xirrada

Wicitaanka: Axmed C. Nuur (Axmed-Daahir)


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Axmed Cabdikariim Nuur (Axmed-daahir), Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Qaranka iyo Qarakacayaasha ee Somalia, waxana uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA ee meelo kala duwan oo dunida ah ku nool

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG