Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Cabdulqaadir Xaaji (Luga-dheere)


Barnaamijka waxaa todobaadkan marti ku ah Madaxweyne ku xigeenka maamulka KMG ah ee Jubba ee koonfurta Somalia, Cabdulqaadir Xaaji Maxamed, oo loo yaqaan Luga dheere.

Mr. Luga dheere oo beryahan safar ku joogay dalkan Mareykanka Ayaan kula kulanay Gobolka Virginia ee duleedka magaaladan Washington.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkeena ka dhageyso.

Dhageyso Banamijrka Martida
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:35 0:00

XS
SM
MD
LG