Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin Gaar ah: Garsoorka Somalia


Maxkamada sare ee Ciidanka Qalabka sida ee Somaliya ayaa shalay dil toogasho ah ku xukuntey 7 dhalinyaro ah oo katirsan al-Shabab kuwaasoo lagu eedeeyay inay askari dileen.

Waxaa dhawaanahan kordhay tirada xukunnada dilalka ah ee ay maxkamaddu ku riddayso dhalinyaro lagu helay danbiyo ah inay ka tirsanaayen Alshabab.

Hadaba xukunnada cusub iyo guud ahaanba xaaladda Caddaalada iyo garsoorka ee Somalia waxaa warbixintan gaarka ah nooga diyaarisey Sahra Abdi Ahmed.

Warbixin gaar ah oo ku saabsban xaaladda garsooraka ee Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

XS
SM
MD
LG