Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Wasiirada oo Taageeray Hub ka Dhigista Muqdisho


Shir gaar ah oo maanta ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiiradda, isla markaana uu ka qeybgalay madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loogu taageeray howlgallada hubka dhigista ah ee ciidamadu ka wadaan Muqdisho.

War-murtiyeed laga soo saaray kulanka ayaa lagu sheegay in howlgalladan yihiin kuwa amniga lagu xaqiijinayo, sidoo kalena aan loola jeedin cid –gaar ah.

War-murtiyeedka waxaa kaloo lagu mamnuucay; ka-ganacsiga hubka nooc kasta uu yahay, haysashada ciidan abaabulan oo ka baxsan ciidamada qalabsida iyo AMISOM iyo in wadooyinka lala maro hub aan sharciyeysnayn.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00

XS
SM
MD
LG