Isku xirrada

Faaqidaada: Kulan Dadweyne oo ku Saabsan Dabaysha


Hargeisa: Kulan Dadwayne oo ku Saabsan Dabaysha

Hargeisa: Kulan Dadwayne oo ku Saabsan Dabaysha

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaanu ku falanqaynaynaa Wacyi galinta Cudurka Dabaysha iyo sida looga hor tagi karo, Waana Kulan dadwayne oo ay Laanta Af-soomaaliga ee VOA ku qabatay Magaalada Hargeisa.

Waxa barnaamijka ka qayb qaadanaya ugu horayn Madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA Mr. Cabdiraxmaan Yabarow oo faah faahinaya ujeedada Barnaamijka waxa sidoo kalena barnaamijka Faaqidaya Wasiir ku xigeen ka Caafimaadka Somaliland Nimco Xuseen Qawdhan, Dr. Cabdirashiid Xaashi Cabdi oo ah madaxa ururka dhakhaatiir ta Somaliland, Maryan Jaamac Ducaale iyo Nuura Maxamed Nuur oo ah Haweenay cudurka dabayshu naafeeyay oo ah gudoomiyaha Ururka Naafada ee magacooda loo soo gaabiyo HAN.

Waxa Barnaamijka inoo daadihinaya Wariyaha VOA da Hargeisa C/xakiin Maxamuud Shirwac.

XS
SM
MD
LG