Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galayr oo Madaxweynaha Khatumo Loo Doortey


Ali Khalif Galaydh
Ali Khalif Galaydh

Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Khaliif Galeyr, isla markaana ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta loo doortay inuu noqdo madaxweynaha maamulka Khaatumo. Cali Khaliif ayaa doorashada oo maanta ka dhacday deegaanka Saax-Dheer oo u dhow xadka Somalia iyo Ethiopia wuxuu uga adkaaday Maxamed Yusuf Indho-Sheel oo maamulkaasi hoggaamin jiray.

Halkan ka dhageyso wareysi uu Dr. Cali Khaliif siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA.

WAREYSIGA CALI KHALIF
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00

Halkan ka dhegeyso wararka la xiriira doorashada Cali Khaliif.

Cali Khaliif oo Madaxweyne loo Doortey
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:05 0:00

XS
SM
MD
LG