Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Dr Abdirahman Beyle


Wareysi Dr Abdirahman Beyle
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:56 0:00

Magaalada Muqdishu waxaa tagay safiirrada 15-ka waddan ee xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Wafdigaasi waxay kulan la yeesheen madaxda dawladda Soomaaliya oo ay ugu horreeyaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ambassador Nick Kay ayaa ku tilmaamay booqashadan mid taariikhi ah. Waxa uu sheegay in farriinta ugu muhiimsan ee booqashadan ay tahay mid taageero, midnimo, wadajir iyo horumar siyaasadeed. Haddab kulankaasi kadib ayaa Daud Aweis waxaa uu khadka telefonka kula xiriirey Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia Dr Abdirahman Beyle Ducaale. Waxaana uu ugu horeyn weydiiyey waxa ay dowladda Somalia hordhigtey wafdigaasi.

XS
SM
MD
LG