Isku xirrada

Tartanka K. Cagta ee Gobolka Washington


Magaladda Seattle ee gobolka Washington ayaa sanad walba martigalisa tartan ciyaareed oo ay kooxaha kubadda cagta waqooyiga America kasoo qeybgalaan.

Wariyeeheena Mohamud Ibrahim ayaa khadka telefonka ku wareystey Abdishukri Abdullahi Sayooke oo kamid guddiga qabanqaabadda tartanka, wuxuuna ugu horeyn weydiyey inuu sawir guud naga siiyo tartankan.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG